Keydmedia Online Topic page

Axmed Madoobe

Warar Keydmedia Online | 8 July 2021

Wuxuu kasoo jeedaa Beesha Ogaadeen, oo Axmed Madoobe ka dhashay, waana shaqsi qeyb ka qaatay dhismaha Jubbaland.

Warar Keydmedia Online | 23 May 2021

Farmaajo ayaa ka abuuray Gedo kacdoon shacab oo ka dhan ah Axmed Madoobe, si gobolka oo isaga kasoo jeedo beel ahaan aan marna looga talin Kismaayo.

Warar Keydmedia Online | 15 May 2021

Trump ayaa Ciidanka Mareykanka ka saarey Soomaaliya bishii January kahor inta uusan ka tagin Aqalka Cad.

Warar Keydmedia Online | 1 April 2021

Janan ayaa isku soo dhiibay dowladda Todobaadkii hore, isagoo heshiis qarsoon la galay Fahad Yaasiin.

Warar Keydmedia Online | 9 March 2021

Amaanka Axmed Madoobe waxaa sugaya Ciidan uu Kismaayo kala yimid, oo uga soo horeeyay Garoonka diyaaradaha.

Warar Keydmedia Online | 21 February 2021

Waxaa kamid ah shuruudaha in Farmaajo uusan qeyb ka noqon hanaanka doorashooyinka, maadaama uu lamid yahay Musharixiinta kale.

Warar Keydmedia Online | 6 February 2021

Madaxda Maamullada iyo Farmaajo ayaa ku kala tagey Shirka oo markii horeba uu ahaa mid Beesha Caalamka ku qasbaysay oo aan iyagu daacad ka ahayn.

Warar Keydmedia Online | 28 December 2020

Garoowe waxaa ku qulayaya tan iyo Sabtidii Musharixiin iyo Mas'uuliyiin kale oo Mucaaradka ka socda oo lagu wado inay shir ku yeeshaan magaaladda.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2020

Gawaarida ayaa laga fiiqayay muraayadaha Madow ee loo yaqaano Bensalka, si aan loogu soo gamban.

Warar Keydmedia Online | 6 December 2020

Labada hogaamiye ayaa sameystay gaashaanbuur Daarood, iyagoo isku bahaystay inay wax kasta oo ay ka waayaan dantooda gaar ah ay kasoo horjeestaan, sida doorashooyinka.

Warar Keydmedia Online | 5 December 2020

Kulankan ayaa lagu wadey Maanta inuu ka dhaco Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, laakiin daqiiqadii ugu dambeysay ayaa la baajiyay, iyadoo lagu wargeliyay Wasiiradda baaqashadda.

Warar Keydmedia Online | 3 December 2020

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu baaqey Ra'iisul Wasaaraha inuusan fulin dalabka Farmaajo, oo uu ku tilmaamay qar iska xoornimo iyo is-miidaamin siyaasadeed.